OneStep Digital Logo
Digital Marketing Studio Muqdisho

Jooji Luminta Macaamiisha. Nidaami Dalabaadkaaga.

Macaamiishu ma sugaan adeeg gaabis ah. OneStep Digital waxay ganacsigaaga u dhisaysaa nidaam dijitaal ah oo dedejiya dalabaadka, yareeya khaladaadka, kana dhiga ganacsigaaga mid fudud oo xirfadaysan.

Setup Degdeg Ah
QR & Menu Dijitaal Ah
Taageero Joogto Ah
100%
Nidaam Dijitaal Ah
QR, Maps & WhatsApp isku xiran
24/7
Taageero & La-talin
Caawin joogto ah oo toos ah
3 Tallaabo
Habka Shaqada
Baaris, Hirgelin & Daahfur
Muqdisho
Xarunta Ganacsiga
Khibrad suuqa gudaha ah
Dhibaatada & Xalka

Ganacsiyada Casriga Ah Uma Baahna Mashquul, Waxay U Baahan Yihiin Nidaam

Dhibaatada Taagan

Ku Tiirsanaanta Fariimo Is Dhex Yaacsan & Gaabis

Muqdisho waa suuq si degdeg ah u kobcaya, halkaas oo xawaaruhu go’aamiyo guusha ganacsiga. Ku tiirsanaanta fariimaha WhatsApp-ka ee gacanta lagu maareeyo ama meelaha aan nidaamsanayn waxay keentaa dalabaad luma, macaamiil ka carara gaabiska, iyo dakhli lumay.

Khaladaad badan & macaamiil lumin
Xalka OneStep Digital

Nidaam Isku Xiran: QR Menu, Google Maps & WhatsApp

OneStep Digital waxay kuu dhiseysaa nidaam fudud oo toos ah oo isku xira QR Menu-gaaga, cinwaankaaga saxda ah ee Google Maps-ka, iyo nidaamka WhatsApp-ka. Macaamiishu waxay ku helayaan wax ka yar 3 ilbiriqsi, dalabkoodana toos buu kuu soo gaarayaa.

Adeeg degdeg ah & xirfad sare

Hadafkeenna waa inaan nidaam u beddelno mashquulkaaga, si adiguna aad diiradda u saarto kobcinta ganacsigaaga.

OneStep Digital | Halbeegga Casriyeynta
Adeegyada Aan Bixinno

Adeegyadeenna

Xalal dijitaal ah oo casri ah, loona habeeyey inay fududeeyaan shaqada ganacsigaaga, kordhiyaan muuqaalkaaga, kaana caawinayaan inaad gaarto macaamiil badan.

Basic Setup
01

Digital Starter

QR / Digital Catalog Setup
WhatsApp Business Setup & Optimization
Google Maps Setup + Photos
5 QR Stands / Display Cards
100 Logo Stickers
1 Welcome / Offer Post
Final QR, Link & WhatsApp Test
Dalbo Adeeggan
Engaging Visuals
02

Content Boost

2 Short Reels per month
2 Hours Flexible Filming
Editing & Text Captions
Ready-to-Post Files
Dalbo Adeeggan
Page Management
03

Growth Management

6 Posts / Designs per month
2 Short Reels per month
Posting (Facebook / Instagram / TikTok)
Content Plan & Monthly Report
Dalbo Adeeggan
Tailored Solutions
04

Custom Services

Website Development
Logo Design
Meta Ads Management
Event Coverage
Dalbo Adeeggan
Sidee U Shaqeynaa?

3 Tallaabo Oo Fudud Oo Loo Maro Guusha

Nidaam hufan oo laga bilaabo la-tashiga koowaad ilaa kobcinta joogtada ah.

01

Baaris & Qorsheyn

Waxaan u kuurgalnaa meheraddaada, suuqa aad ku jirto iyo macaamiishaada si aan u dhisno qorshe suuqgeyn oo ku habboon kobacaaga.

Tallaabada 1-aad
02

Hirgelin & Naqshadeyn

Waxaan diyaarinaa nidaamkaaga (QR Menu, Maps), duubnaa muuqaallada (Reels), una habeynaa xayeysiisyada si xirfadeysan.

Tallaabada 2-aad
03

Daahfur & Kobcin

Waxaan hawada galinaa nidaamka iyo xayeysiisyada, anagoo si joogto ah ula socona natiijada iyo dakhliga soo xaroonaya.

Tallaabada 3-aad
Qiimo Fudud oo Cad

Xirmooyinka & Qiimaha

Dooro xirmada kugu habboon si aad u dardar geliso kobocaaga dijitaalka ah. Ma jiraan lacago qarsoon.

Ugu Habboon Billowga

DIGITAL STARTER

Basic Setup

$120/One Time
QR / Digital Catalog Setup
WhatsApp Business Setup & Optimization
Google Maps Setup + Photos
5 QR Stands / Display Cards
100 Logo Stickers
1 Welcome / Offer Post
Final QR, Link & WhatsApp Test

Shuruudda Taageerada: Wareejinta shaqada kadib, wixii wax ka beddel ah ama shaqo dheeri ah si gaar ah ayaa loo xisaabinayaa.

Dalbo Xirmadan

CONTENT BOOST

Engaging Visuals

$150/Monthly
2 Short Reels per month
2 Hours Flexible Filming
Editing & Text Captions
Ready-to-Post Files

FG: Xirmadani waa abuuris muuqaal keliya. Macmiilka ayaa la wareegaya oo isagu post-gareynaya.

Dalbo Xirmadan

GROWTH MANAGEMENT

Continuous Page Management

$200/Monthly
6 Posts / Designs per month
2 Short Reels per month
Posting (Facebook / Instagram / TikTok)
Content Plan & Monthly Report

FG: Xirmadani kuma jirto bixinta lacagta Meta Ads-ka iyo u jawaabidda farriimaha (DMs/Comments).

Dalbo Xirmadan
Xalal Gaar Ah

Ma U Baahan Tahay Adeeg Khaas Ah?

Haddii baahidaada aysan ku jirin xirmooyinka kor ku xusan, waxaan kuu dhiseynaa qorshe gaar ah oo la jaanqaadaya miisaaniyaddaada iyo hadafkaaga.

Website Development

Websites degdeg ah, casri ah, loona habeeyay mobaylada si ay macaamiil cusub kuugu keenaan.

Logo & Brand Identity

Naqshado calaamad (Logo) iyo aqoonsi shirkadeed oo xirfadeysan oo suuqa kugu dhex muujiya.

Meta Ads & Scaling

Xayeysiisyada Facebook & Instagram ee tooska ugu bartilmaameedsada macaamiisha wax iibsanaya.

Event & Video Coverage

Duubista munaasabadaha iyo soo-bandhigidda alaabaha cusub oo leh tayo cinematic ah.

Kala hadal kooxdayada qorshe kuu gaar ah
Dalbo Xigasho Gaar Ah
Nala Soo Xiriir

Diyaar Ma U Tahay Inaad Ganacsigaaga Casriyeyso?

Nala soo xiriir maanta si aan kuugu samayno Demo toos ah, kaagana caawino nidaaminta dalabaadkaaga.

Noo Soo Dir Fariin